HOME QURAN CONTACT US HEESO ARCHIVES  
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Awdelnews
Boondheere
Ceelbuurnet
Dayniile
Dulmane.com
DjiboutNet
Hadhwanaag
Hiiraan
Jijigawe
Kilili 5aad
Lughaya
Rdio Golis
Radio Hargeysa
Somalilandnet
Somali Weyn
Waaga Cusub
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 


 

Ugu yaraan Afar Askari ayaa inta la ogyahay lagu dilay weerarkii ugu cuslaa ee xalay lagu qaaday Ciidan ku jiray Saldhiga Booliska Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho.

Weerarkii xalay oo dhacay xilligii Afurka ee Maqribnimo, ayaa kooxaha muqaawamada waxa ay kula wareegeen gacan ku heynta Saldhigaasi ku yaala Degmada Hodan, iyagoo gabi ahaanba ooda ka qaaday mxaabiistii ku jirtay Xabsiga, sida uu xaqiijiyey Laba-xidigle Ibraahim Shac-shac oo ah ku xigeenka afhayeenka xiriirka Booliska iyo Saxaafadda.

"Khasaaraha ilaa iyo iminka aanu ognahay ee Ciidanka soo gaaray waa laba askari" ayuu yiri Shac-shac.

Dadka deegaanka ayaa ayaa xaqiijinaya in sidoo kale kooxaha weerarka soo qaaday ay halkaasi ku gubeen Gaari tikniko ah oo ay lahaayeen Ciidamada DKMG Somalia, islamarkaana ay sidoo kale dab-qabadsiiyeen dhismaha Saldhiga.

Xaaladda Degmada Hodan ayaa deggan saakay, walow ay ciidamada Dowladda oo dib ugu laabtay saldhiga ay bilaabeen in ay halkaasi dad aad u fara badan ka qabqabtaan, kuwaasi oo ay ku jiraan Matooristihii Masjidka weyn ee Sheekh Cali Suufi oo ku yaala Isgoyska KPP iyo jameeco kale oo masjidka ku jirtay.

 
 


 

 

 ©2007 Djiboutination web design. All Rights Reserved.