HOME
QURAN
CONTACT US
HEESO
ARCHIVES
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Awdelnews
Boondheere
Ceelbuurnet
Dayniile
Dulmane.com
DjiboutNet
Hadhwanaag
Hiiraan
Jijigawe
Kilili 5aad
Lughaya
Rdio Golis
Radio Hargeysa
Somalilandnet
Somali Weyn
Waaga Cusub
Nayroobi: Dawladda Kenya ayaa ciidamo badan soo dhoobtey Xuduuda kala dhaxeysa dalka Soomaaliya.
24. august 2008
Nayroobi- Ciidamo fara badan oo ka socda dalka Kenya ayaa lasoo dhoobay Xadka ay wadaagaan Soomaaliya & Kenya, waxaana lugu sheegay ujeedada ciidamadaasi halkaasi loo keenay markii ay Kooxaha diidan dawladda faderaalka ee Soomaaliya qabsadeen Magaalada Kismaayo.
Ciidamada Kenya oo ku hubeysan hubka waa weyn ayaa lugu arkay deegaanada Soomaalida ee xuduuda yaala, waxa ayna usheegayaan dadka in ay ka fogaadaan cid walboo ka soo horjeeda amaanka dalka Kenya.
Wasiirka Gaashaandhiga dalka Kenya oo ah Nin Soomaali ah ayaa shaaca ka qaaday in ay ujeedadu tahay in aysan gobalka Waqooyi Bari Kenya usoo gudbin Kooxaha ku dagaalamaya Magaalada Kismaayo.
Wasiirka ayaa sheegay in ay dagaaladan yihiin kuwa udhaxeeya Maleeshiyo beeleedyo & Kooxaha uu ku sheegay Argagixiso,wuxuuna tibaaxay kooxahaas in yihiin kuwa ka soo horjeeda amaanka dalka Soomaaliya.
Dawladda Kenya ayaa xadka ay la wadaagto Soomaaliya waxa ay xirtay 01-Janaayo-2007-ba ,markii ay Xuduud galeen Madaxdii Maxkamadihii laga saaray dalka Soomaaliya ayagoo iskaashi kala dhaxeeyo dhinaca amaanka dawladda Faderaalka ee Soomaaliya.
©2007 Djiboutination web design. All Rights Reserved.