HOME QURAN CONTACT US HEESO ARCHIVES  
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Awdelnews
Boondheere
Ceelbuurnet
Dayniile
Dulmane.com
DjiboutNet
Hadhwanaag
Hiiraan
Jijigawe
Kilili 5aad
Lughaya
Rdio Golis
Radio Hargeysa
Somalilandnet
Somali Weyn
Waaga Cusub
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
  


 

 
In kastoo meydadka qaar xalayba la aasay haddana waxaa dadka degan ceelasha biyaha, KM-13 iyo Lafoole ku mashquulsan yihiin aasida meydad fara badan oo weli daadsan deeganadaas kuwaas oo shalay si bareer ah u toogteen Ciidamada Ethiopianka iyo Ciidamada kale ee dhawaan tababarka ku soo qaatay gudaha dalka Ethiopia.

Goobjooga ku sugan degaanka Carbiska ayaa ii xaqiijiyay in uu indhaha saaray ilaa iyo 12 ruux oo meyd ah kuwaas oo la garan waayay jirkooda isla markaana dadka degaanadaas degan ku jahwareeren, wuxuuse sheegay in lagu gudi jiro aasitaankooda maadama la garan waayay muuqalada dadkaas shalay gelinkii dambe Ethiopianka laayeen.

Degaanada falkaas xasuuqa ah ka dhacay ayaa waxaa teedsan dad fara badan oo ka qaxay Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho kadib markii ay u adkeysan waayeen dagaalada u dhaxeeya Ciidamada Ethiopia oo ka barbar dagaalamaya kuwa Dowladda Federaalka iyo kooxaha Kacdoonka kaga soo horjeeda Ethiopianka jooga Soomaaliya iyo Siyaasada Dowladda uu Madaxweynaha ka yahay C/llaahi Yuusuf Axmed.

Wararka ayaa sheegaya in dadkii shalay ka cararay degaanada Ceelasha biyaha ee Gobolka Shabeellaha Hoose iyo degaanka KM-13 ama Qabuuraha Macalin Nuur saaka bilaabeen inay si gaabis ah dib ugu soo laabtan aqaladooda iyagoo dhegaha iyo Indhaha taagaya kana cabsi qaba Ciidamada Dowladda Ethiopia iyo kuwa Dowladda Federaalka
 


 

 

 ©2007 Djiboutination web design. All Rights Reserved.