HOME QURAN CONTACT US HEESO ARCHIVES  
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Awdelnews
Boondheere
Ceelbuurnet
Dayniile
Dulmane.com
DjiboutNet
Hadhwanaag
Hiiraan
Jijigawe
Kilili 5aad
Lughaya
Rdio Golis
Radio Hargeysa
Somalilandnet
Somali Weyn
Waaga Cusub
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
  


 

 
Waxaa maalmahan lagu arkayaa dhamaan saraakiisha Milatariga dalka Itoobiya iyo diplomaasiyiintooda xafiiska R/Wasaare Nuur Cadde iyagoo la wada abaabulada lana sameynaya qorshooyinka.

Wariyeyaal halkaasi gaaray ayaa inoo sheegay in Xukuumadda Itoobiya ay muuqato in ay la safan tahay siyaasadda R/Wasaare Nuur Cadde isla markaana ay si toos ah u diidan yihiin Madaxweyne Yuusuf iyo Max'ed Dheere.

Xukuumadda Nuur Cadde oo leh shacbiyad ballaaran ayay ku taageersan yihin Saraakiisha Itoobiyaanka isbadalka uu ka sameeynayo maamulka gobolka Banaadir iyo heshiisyada soo afjari karaya joogitaankooda dalka Somaliya.

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Diplomaasiyiin sar sare oo Itoobiyaan ah ay qeyb weyn ku lahaayeen magacaabista dhaqsida aheyd ee xubnaha wasiirada kadib marki ay is casileen wasiiro kale oo katirsanaa xukuumadda Nuur Cadde
 


 

 

 ©2007 Djiboutination web design. All Rights Reserved.