HOME QURAN CONTACT US HEESO ARCHIVES  
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Awdelnews
Boondheere
Ceelbuurnet
Dayniile
Dulmane.com
DjiboutNet
Hadhwanaag
Hiiraan
Jijigawe
Kilili 5aad
Lughaya
Rdio Golis
Radio Hargeysa
Somalilandnet
Somali Weyn
Waaga Cusub
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
  


 

 
Howlo abaabul iyo maleeshiyo ururin baahsan oo lagawado Gudaha G/Gedo
 

Dadaaladan abaabulka iyo maleeshiyo ururinta oo ay qaadeen maamulada sidaxda degmo ee xadka itoobiya ku teedsan Degmooyinka Dooloow Baladxaawo iyo Luuq ayaa ka soconaya Deegaanadaasi.

Gudoomiyaha Degmada Dooloow C/rashiid Max’ed C/nuur oo ku sugan Degmada Baladxaawo ayaa SBCInternational u sheegay in maleeshiyo uruurintaasi ay ka askuntay cabsi la soo daristay Degmoyin ku yaala Gobolka .

Abaabulkan oo aan lacayimin mudada uu socondoono ayaa lagu wadaa in lagu soo xareeyo ciidamo ka badan 400 oo nin kuwaas oo lagu wado in tawabar looga furo gudaha Degmada Dooloow Ee Wadabka Itoobiya .

Ciidamo ururintan ayaa sida ay wararku sheegayaan ku socondoontaa hab beeleen kuwaas oo ay beelah u qeybsan doonaan 100 ilaa iyo 80 nin in ay keento beelkasta .

Gudoomiyaha oo aan weydiinay in itoobiya ay u igmatay howlahaasi si loohelo xoogag bari taageera dowlada Somaaliya ayaa ka gaabsaday in uu faahfaahin ka bixiyo hase ahaatee waxaa uu qiray in itoobiyaanku ay wadashaqeyn ka dhaxeyso.

Lama oga sababta iyo baahida rasmiga ah ee ka dambeysa maleesho u rurintan xiligani umuurtani ayaa waxay ku soo beegmeysaa waqti xubnihii hogaanka magaalada Kismaayo iyo korneel bare hiiraale oo laga soo faramaroojiyay awooda degaanka Kismaayo ay ku sii fooleeyihiindeegaanka Dooloow ee Dalka Itoobiya si ay kulamo qaas ahula qaataan saaakiil kusugan halkaasi .

Horay ayaa ciidamo lagu sotawabaray itoobiya waxaa dib loogu soo celiyay dalka kuwaas oo barkin  noqday DFKMG ah Ee Somaliya oo ay taageerto Dowlada itoobiya.

Max’ed Gaarane Aadan
 

 
 


 

 

 ©2007 Djiboutination web design. All Rights Reserved.