Wararka
ka
imaanaya
Magaalada
Jowhar
ee
Xarunta
Gobolka
Shabellaha
Dhexe
ayaa
sheegaya
in
Ciidamada
Maxkamadaha
islaamiga
ee
gacanta
ku haaya
Magaaladaas
ay
xabsiga
dhigeen
Rag
Ganacsato
ah.
Ilaa 15
Ganacsato
oo lagu
eedeynayo
diidista
Lacagaha
Duuga
ayay
Ciidamo
ka
tirsan
Maxkamadaha
ka qab
qabteen
goobahooda
ganacsi,
xilli ay
ku guda
jireen
ragaas
arrimahooda
ganacsi,
isla
markaana
la
sheegay
in ay
diideen
qaadashada
Lacagaha
duuga.
Xuseen
Xaaji oo
ka mid
ah
shacabka
ku
dhaqan
magaalada
Jowhar
oo goob
joog ka
ahaa
marka la
soo qab
qabanayay
dadkaasi
ayaa
waxaa uu
sheegay
in
dadkaasi
ay
intooda
badani
aheeyen
ganacsato
isla
markaana
lagu
eedeeyay
in ay
kala
sooc ku
hayeen
lacagaha
duuga ah
iyo kuwa
jeex
jeexan
ee
shilin
Soomaaliga.
Dhowaan
ayay
aheyd
markii
Saraakiisha
Maxkamadaha
ee ku
sugan
Magaalada
Jowhar
ay uga
digeen
Ganacsatada
in ay
diidaan
lacagaha
duuga
ah,
iyagoona
sheegay
in ay
tallaabo
cad ka
qaadi
doonaan
cidii
lagu
arki
iyagoo
lacagahaas
diideysa