Magaalada 3meelood 2 meel waxaa khabsaday sida Garonka Diyaaradaha iyo Qeybo ka Mid ah galbeedka Magaalda kismayo sida Aaragada ilaa iyo farjano waxaana lawareegay islaamiyiinta .Dad wargal ah oo aynu laxiriirnay ayaa waxay inoo xaqiijiyeen in korneel bare hiiraale iyo saraakiisha Ciidamda ay ku sugan yihin aaga waqooyi ee madaxtooyada magaalada kismaayo.
waxaana haatan ladarreemayaa in ay Joogsatay Rasaartii xooganeed rasaasteelteel ahna ay dhaceyso islaamarkaana ay hawada ku soo laabatay Isgaarsiintii.
Inta badan magaalada kismaayo wararka kasoo baxaya waxay sheegayaan in ay maamulayaan kooxaha Islaamiyinta ah.
Hadaba Waxii warar ah oo arintaasi ku sookordha waxaad kaga bogan doontaan warar kayaga Xiga .