HOME QURAN CONTACT US HEESO ARCHIVES  
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Awdelnews
Boondheere
Ceelbuurnet
Dayniile
Dulmane.com
DjiboutNet
Hadhwanaag
Hiiraan
Jijigawe
Kilili 5aad
Lughaya
Rdio Golis
Radio Hargeysa
Somalilandnet
Somali Weyn
Waaga Cusub
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
  


 

Ciidamada Ethiopia ee ku sugan magaalada Beydhabo oo maalintii labaad joojiyay ganacsigii magaaladaasi.

Posted: 8/5/2008 6:20:00 PM

 BAYDHABO
Wararka naga soo gaarayo magaalada Beydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa waxa ay sheegayaan in ganacsiga Magaalada Baydhabo uu u xiran yahay maalintii labaad Ciidamada Ethiopia.
 
Ciidamada Ethiopia ayaa saakay Ganacsatada magaalada ku amray  in ay xiraan goobahooda ganacsi,waxaana la ogeyn ujeeda ciidamada Ethiopia ay joojiyeen dhaq dhaqaaqa dadka iyo gaadiidka Bl-ka ah.
 
Qaar ka mid ah ganacsatada magalaada Baydhabo ayaa idaacada Shabelle u xaqiijiyay  in ciidamada Ethiopia ay maalintii labaad ay xanibeen dhaq dhaqaaqa dadka iyo gaadiidka,waxaana wararku sheegayaan in markii ganacsiga la furay  ay ciidamada ku amereen in ay xiraan.
 
Ilo lagu kal soon yahay ayaa Shabelle u sheegay in Ciidamada Ethiopia  ayaa la arkayay iyagoo  gudbisanaya biyo gudaha magaalada Baydhabo,waxaana xaalada magaalada Baydhabo ay maanta aheyd mid kacsan balse xaaladu iminka tahay ,id egan.
 


 

 

 ©2007 Djiboutination web design. All Rights Reserved.