HOME QURAN CONTACT US HEESO ARCHIVES  
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Awdelnews
Boondheere
Ceelbuurnet
Dayniile
Dulmane.com
DjiboutNet
Hadhwanaag
Hiiraan
Jijigawe
Kilili 5aad
Lughaya
Rdio Golis
Radio Hargeysa
Somalilandnet
Somali Weyn
Waaga Cusub
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
  


 

 
Waaxda Badaha Aduunka ayaa sheegtay in Maraakiib dagaal ay u direen Saddex Markab oo shalay iyo Xalay Kooxaha Burcad badeedka Soomaaliya ku afduubteen Xeebaha gacanka cadmeed.

Saddexdan Markab ayaa sida wararku sheegayaan laga leeyahay Dalalka Japan, Iiraan iyo Jarmalka oo saacado isku dhow ay afduubteen Kooxaha Burcad badeedka ah ee ka qowleysata Xeebaha Soomaaliya.

Kooxahan oo wata Doomo dheereeya, kuna hubeysan hubka noocyadiisa kala duwan ayaa rasaas la dhacay Maraakiibta, ka hor inta aysan afduuban, waxaana ay ula soo dhaqaaqeen Xeebaha Soomaaliya.

Maraakiibta shisheeye ee dhex meereysta Xeebaha Soomaaliya ayaa u muuqda kuwo u caal la' wax ka qabashada Kooxaha Burcad badeedka, oo iyagu malaayiin doolar ka qaata Maraakiibta ay afduubtaan.

Xeebaha Degmada Eyl ee Maamul Goboleedka Puntland ayaa la soo sheegayaa in saddexda Markab lala soo galay, waxaana iyana ku soo daba jira Maraakiibta ee quwadaha shisheeye leeyihiin.

Bilihii u dambeeyay waxaa sii batay afduubka maraakiibta shisheeye, waxaana todobaadyo ka hor ay aheyd markii Markab kuwa dalxiiska oo ay saarnaayeen Lamanayaal Jarmal ah la afduubtay, kuwaasoo markii dambe lagu sii daayay lacag Madax furasho ah
 


 

 

 ©2007 Djiboutination web design. All Rights Reserved.