HOME QURAN CONTACT US HEESO ARCHIVES  
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Awdelnews
Boondheere
Ceelbuurnet
Dayniile
Dulmane.com
DjiboutNet
Hadhwanaag
Hiiraan
Jijigawe
Kilili 5aad
Lughaya
Rdio Golis
Radio Hargeysa
Somalilandnet
Somali Weyn
Waaga Cusub
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
  


 

 

MAXAMED DHEERE OO ETHIOPIA KU SII JEEDA


Adis-Ababa:- Gudoomiyii dhawaan xilka laga qaaday Maxamed Cumar Xabeeb Maxamed Dheere ayaa la sheegay in looga gacan haadiyay dalka Ethiopia halkaasi oo ay Dawlada dalkaasi u fidisay Gol Gol marti qaad ah, dadka ku dhaw dhaw Xafiiska Maxamed Dheere ayaa LaasqorayNet u sheegay in arinta ugu wayn ee uu u tegayo Adi-Ababa ay tahay sidii loo dhex dhexeedin laha isaga iyo Nuur Cadde.

Ilo xogogaal ah ayaa sheegaya in safarka Maxamed Dheere ee Ethiopia uu ka danbeeyo C/laahi Yuusuf Axmed , waxana la sheegay inay si toos ah kulan uwada yeelan doonaan Maxamed Dheere iyo Rai"salwasaare Mela Zanawi kuwaasi oo jeex jeexi doona wax yaalaha keenay xilka qaadista Maxamed Dheere lagu sameeyay.

Xog kale oo aanu helay ayaa sheegaysa in Dawlada Ethiopia ay mudooyinkan waday ukala dab qaadid Madaxwayne C/laahi Yuusuf iyo Rai"sawasaare Nuur Cadde oo khilaafkoodu gaadhay meel aad u xun taasi oo keentay in qaar ka mid ah Goalaha Xukuumada Nuur Cadde ay is Casilaan.

Maxamed Dheere ayaa dhawaan waxa xilkii ka qaaday Nuur Cadde isaga oo Golaha Baarlamaanka soo hordhigay mooshin xilka looga qaadayo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir arinkaasi ayaa keenay khilaaf xoogan oo ka dhex aloosmay Madaxwayne C/laahi Yuusuf iyo Nuur Cadde, Mr Yuusuf ayaa ku adkaystay in Duqa Degmada Muqdisho uu yahay Maxamed Dheere isla markaan aan si sharci ah xilka looga qaadin.

 

Jaamac AYaanle Feyte

 
 


 

 

 ©2007 Djiboutination web design. All Rights Reserved.