Warar
goor
dhaw na
soo
gaaray
aynu ka
helnay
xarunta
Madaxtooyada
Soomaaliya
ee
Magaalada
Muqdish
ayaa
sheegaya
in 12
Wasiir
oo ka
mid ahaa
Xukuumadda
Ra'iisal
Wasaare
Nuur
Xasan
Xuseen (Nuur
Cadde)
ku
dhawaaqeen
is
casilaadooda
kadib
markii
uu batay
muranka
u
dhaxeeya
Madaxweyne
C/llaahi
Yuusuf
iyo
Ra'iisal
Wasaare
Nuur
Cadde.
Lama oga
Wasiiradan
is
casilay
cidda
aragti
ahaan
taageersan
yihiin
marka
laga
hadlayo
Madaxweynaha
iyo
Ra'iisal
Wasaaraha,
laakiin
waxaa
loo
badinayaa
inay
yihiin
Wasiirada
xubno ku
aragti
ah
Madaxweyne
C/llaahi
Yuusuf.
Wasiirada
is
casilay
waxaa ka
mid ah
Saalim
Caliyow
Ibrow =
Ra’isu
wasaare
ku
xigeen
ahna
Wasiirka
Garsoorka
Caydiid
C/llahi
Ilka
Xanaf =
Ra’isu
wasaare
ku
xigeen
ahna
Wasiirka
Waxbarasahada
iyo
hiddaha
Muxiyidiin
Max’ed
Xaaji
Ibraahim
=Wasiirka
Gaashaandhiga
Xuseen
Ceelabe
Faahiye
=Wasiirka
Ganacsiga,
Wershadaha
iyo
Dalxiiska
Cali
Axmed
Jaamac
Jengeli
=Wasiirka
Arrimaha
Debada
iyo
Iskaashiga
Caalamiga
Max’ed
Cali
Saalax
Kaange =
Wasiirka
Macdanta
iyo
Tamarta
C/risaaq
Ashkir
Cabdi =
Wasiirka
Dib u
heshiisiinta,
Horumarinta
Gobollada
iyo
Arrimaha
Federalka
Cabdi
Max’ed
Tarrax=Wasiirka
Boostada
iyo
Isgaarsiinta
Khadiijo
Max’ed
Diiriye
=Wasiirka
Horumarinta
Haweenka
iyo
Arrimaha
Qoyska
Waxay
sheegeen
in
sababta
isku
casileen
ay tahay
waxqabad
la’aanta
Xukuumaddii
ay ka
tirsanaayeen
sidaasna
waxaa
yiri
Khadiijo
Maxamed
Diiriye
oo ah
Xaaska
Ra'iisul
Wasaare
Kuxigeenka
is
casilay
Saalim
Caliyow
Ibrow
Khadiijo
Maxamed
Diiriye
oo
saxaafada
la
hadashay
isla
markaana
u
hadashay
wasaaradaha
is
casilay
ayaa
sheegay
in is
casilaadooda
timid
kadib
markii
sida ay
hadalka
u
dhigtay
xukuumada
Nuur
Cadde
Noqotay
mid
Howlgab
ah.
Khadiijo
ayaa
intaasi
ku
dartay
In sidoo
kale
isku
casileen
kadib
markii
Ra’isul
wasaare
Nuur
Cadde
sameeyay
ku tagri
fal
awoodeed
isla
markaana
xil ka
qaadis
ku
sameeyay
Gudoomiyihii
Gobolka
Banaadir
Maxamed
dheere
si
sharci
la.aan
ah.
Dhamaan
Wasiiradan
waxay ku
aragti
yihiin
sida ka
muuqata
Madaxweynaha
dhaqankiisa
noqday
inuu la
dagaalamo
Ra'iisal
Wasaarayaasha
Xukuumadda
Federaalka
Soomaaliya