HOME QURAN CONTACT US HEESO ARCHIVES  
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Awdelnews
Boondheere
Ceelbuurnet
Dayniile
Dulmane.com
DjiboutNet
Hadhwanaag
Hiiraan
Jijigawe
Kilili 5aad
Lughaya
Rdio Golis
Radio Hargeysa
Somalilandnet
Somali Weyn
Waaga Cusub
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
  


 

 10 sanno kadib ayaa ay soo baxayaan in warkiisa la helay ninkii ka dambeeyey qaraxyadii lala eegtay safaarada uu Mareykanka ku leeyahay Magaalooyinka Nairobi & Dara Salam kuwaas oo ay ku waxyoolbeen Boqolaal ruux

Cabdalla Fazul waa nin u dhashay Jasiirada Comoros waana nin aad ugu dheereeya arrimaha Fojirka isla markaana lagu eedeeyey inuu lahaa maskaxdii ka dambeysay qaraxyadaas Usbuucaan 10 sanno jirsaday

Mr Fasul ayaa in dhawaalaba la sheegaayey inuu ku suganaa gudaha dalka Soomaaliya oo ay dalka Kenya leeyihiin xudud Bad iyo beriba leh waxaana hore madaxiisa ay Ameerikaanka u saareen 5 Milyan $ kaas oo la siin doono qofkii soo sheegta meesha uu ku sugan yahay waxaana jiray warar sirdoonka Mareykanka ka soo baxayey oo sheegayey in Cabdalla Fazul oo ay wehliyaan ilaa labo ruux oo kale oo ay Mareykanka aad u baadigoobayeen in ay ka garab dagaalamayeen ciidamdii maxkamada islaamiga oo Bartimihii sanadii 2006 ka talinayey Koonfurta Soomaaliya

Tan iyo markii la dilay Macallin Adan Xaashi Ceyrow ayaa ay cabsi ku timid ragg badan oo ku jira Liiska dadka uu Mareykanka waxaana la leeyahay waa tan keentay in Cabdalla Fazul uu ku laabto dalka Kenya

Fasul ayaa la sheegay in uu si dirqi ah kaga baxsaday ciidamada Booliska Kenya kadib markii la soo helay inuu ku sugan guri ku yaal magaalada loo dalxiis tago ee Malindi, waxaana hadda soo baxay in Mr Fasul uuu arrimo caafimaad u yimid dalka Kenya oo uu si qarsoodi ugu soo gudbay xaduuda Kenya & Soomaaliya lana sheegay in xannuun Kilyaha uu dareemayo

Tani ayaa ah baxsashadii labaad ee uu ka baxsado ciidmada Kenya iyadoo iminka ay soo baxayaan in uu Mr Fasul uu sirdoonka Kenya uu ka helay rag warkaan hoos ugu soo dusiyey una sheegay in la qaban doono tani ayaa weji gabax ku ah sirdoonka Kenya

Sidoo kale ayaa qabasho ku imaan karta ninkaan ay ahaan laheyd in mid sharaf weyn u ah sirdoonka dalkaas iyagoo ay ugu dabaal degi lahaa sanadguurada 10aad ee qaraxyadii Safaaradaha Mareykanka ee magaalooyinka Nairobi & Dara Salam
 


 

 

 ©2007 Djiboutination web design. All Rights Reserved.