HOME QURAN CONTACT US HEESO ARCHIVES  
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Awdelnews
Boondheere
Ceelbuurnet
Dayniile
Dulmane.com
DjiboutNet
Hadhwanaag
Hiiraan
Jijigawe
Kilili 5aad
Lughaya
Rdio Golis
Radio Hargeysa
Somalilandnet
Somali Weyn
Waaga Cusub
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
  


 

 

Tirada dhimashada dagaal shalay ka dhacay Bardaale oo sii kordheysa,iyo Ciidamadi Itoobiyaanka oo isaga baxay


Tirada dhimashada ee dagaal xoogan oo shalay ka dhacay degmada Bardaale ayaa sii kordheysa iyadoona ciidamada Itoobiyaanka ee dagaalku halkaasi ku qabsaday ay isaga baxeen iyagoo gaaray deegaanka Luuq.

Dagaalka ayaa dhex maray xoogaga Maxkamadaha iyo ciidamo Itoobiyaan ah oo kolonyo aha iyadona uu gallaaftay nolosha in ka badan 20 ruux oo 14 kamid ah ay ahaayeen dad rayid ah,halka kuwa kalena ay ahaayeen xoogaga hubeysan.

Sarkaal u hadlay ciidamada Maxaakimta Islaamka ayaa sheegay in ay ku dileen dagaalkaasi illaa 40 askari sidoo kalena ay ku gubeen laba kamid ah gaadiidka Itoobiyaanka,kuwaasi oo lagu arkayay goobta dagaalka.

Waxaa uu ku eedeeyay sarkaalku ciidamada Itoobiyaanka in ay dad rayid ah dileen dagaalka kadib waxaana la sheegay dadka rayidka ah meydadkooda in lagu arkay saaka goobihii dagaalku shalay ka dhacay.




Maxamed Carab
 

 
 


 

 

 ©2007 Djiboutination web design. All Rights Reserved.