HOME QURAN CONTACT US HEESO ARCHIVES  
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Awdelnews
Boondheere
Ceelbuurnet
Dayniile
Dulmane.com
DjiboutNet
Hadhwanaag
Hiiraan
Jijigawe
Kilili 5aad
Lughaya
Rdio Golis
Radio Hargeysa
Somalilandnet
Somali Weyn
Waaga Cusub
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
  


 

 
Bandow xalay ka dhaqan galay magaalada Kismaayo oo ay ku soo rogeen maamulka islaamiyiinta ee gacanta ku haya.

Posted: 9/9/2008 10:19:00 AM

 

Bandow ay Maamulka Islaamiga ah ku soo rogeen Magaalada Kismaayo ayaa xalay ka dhaqan galay magaaladaasi.

 

Bandaoowgani xalay lagu soo rogay magaalada Kismaayo ayaa ka dhaqan galay magaaladaasi kaasi oo bilaawday xalay 9:00 Fiidnimo isla makaana ku ekaa 6:00 aroornimo ee Saakay.

 

Saraakiisha Ammniga ee Maamulka islaamiga ee gacanta ku haya magaalada kismaayo ayaa sheegay in bandoowgaasi ay u soo rogeen arimo dhanka ammaanka ah iyo sidii ammaanka loo xaqiijin lahaa,waxaana ay xalay dadka ka xaroodeen magaalada Xiliga uu bandoowga bilaabanayay oo aheeyd 9:00 fiidnimo.

 

Taliyaha ciidamada Ammniga maamulka Islaamiga ee magaalada Kismaayo C/raxmaan Max’ed Cali (C/raxmaan Fiilow) ayaa sheegay in hada wixii ka danbeeya ay ciidmadiisa talaabo ka qaadi doonaan cid waliba oo wax u dhimeeysa ammaanka magaalada Kismaayo.

 

Sarkaalkaasi ma sheegin xiliga uu bandoowgani ku ekaan doono waxaase uu aad ugu dheeraaday ka hadlida xaalada Ammaan ee magaalada Kismaayo.

 

Bandoowgani xalay ka hir galay magaalada Kismaayo ayaa ku soo aadaya xili 24-saac gudahooda ay ka dheceen dilaal is xig xigay kuwaasi oo aaneey wax war ah ka soo saarin maamulka Islaamiga ee magaalada Kismayo gacanta ku haya marka laga reebo bandoow ay xalay ku soo rogeen.

 
 


 

 

 ©2007 Djiboutination web design. All Rights Reserved.