HOME QURAN CONTACT US HEESO ARCHIVES  
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Awdelnews
Boondheere
Ceelbuurnet
Dayniile
Dulmane.com
DjiboutNet
Hadhwanaag
Hiiraan
Jijigawe
Kilili 5aad
Lughaya
Rdio Golis
Radio Hargeysa
Somalilandnet
Somali Weyn
Waaga Cusub
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
  


 

 
Date: 10/09/2008

War-saxaafadeed


Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin waxa uu maanta soo
saaray digreeto ku salaysan dhaqan galka wax-ka bedelka iyo kaabista
xeerka maamulka dhulka Magaalooyinka.


Madaxweynuhu markii uu arkay ogolaanshaha Golaha Wasiirada ee wax ka
bedelka iyo kaabista xeerka maamulka dhulka , isla markaana isaga oo tix
gelinaya go’aankii golaha wakiiladu ay ku ansixiyeen xeerkaasi bishii
20/08/08, kuna saabsanaa xeerka maamulka dhulka magaalooyinka oo uu soo
jeediyay Madaxweynuhu  , Golaha wakiiladuna anisixiyeen.



Madaxweynuhu waxa uu soo saaray digreeto lagu dhaqan gelinayo qodobka
5-aad , 7-aad , 28-aad iyo 29-aad ee xeerka lambarkiisu yahay 17/2001 ee
wax ka bedelka kaabista xeerka maamulka dhulka magaalooyinka.





Alla Mahad leh


Siciid Cadaani Mooge
Afhayeenka Madaxtooyada JSL
 
 


 

 

 ©2007 Djiboutination web design. All Rights Reserved.