HOME QURAN CONTACT US HEESO ARCHIVES  
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Awdelnews
Boondheere
Ceelbuurnet
Dayniile
Dulmane.com
DjiboutNet
Hadhwanaag
Hiiraan
Jijigawe
Kilili 5aad
Lughaya
Rdio Golis
Radio Hargeysa
Somalilandnet
Somali Weyn
Waaga Cusub
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
  


 

 
Diyaarado aan la aqoon oo lagu arkay Koonfurta Galbeed ee magaalada Kismaayo
Posted to the Web Aug 24, 12:48  
Kismaayo:- Diyaarado aan la aqoon balse la rumaysan yahay inay diyaarada haan leeyihiin Dalka Maraykanka ayaa waxaa ay dul heehaabayaan magaalada Kismaayo waxaana ay diyaaradahaan ku socdaan jawi hoose, dadka magaalada ayaa 2dii maalmood oo la soo dhaafay waxaa ay indhahoodu ay qabteen diyaarado aan la aqoon cid leh oo ku duulaya jawi hoose  ,diyaaradahaan ayaa guuxooda waxaa kale aad looga maqlay Koonfurta Galbeed ee magaalada Kismaayo.

Warka diyaaradahaan oo faahfaahsan dib ayaan idinkaga soo tabin doonaa

 
 


 

 

 ©2007 Djiboutination web design. All Rights Reserved.