HOME QURAN CONTACT US HEESO ARCHIVES  
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Awdelnews
Boondheere
Ceelbuurnet
Dayniile
Dulmane.com
DjiboutNet
Hadhwanaag
Hiiraan
Jijigawe
Kilili 5aad
Lughaya
Rdio Golis
Radio Hargeysa
Somalilandnet
Somali Weyn
Waaga Cusub
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
  


 

 
Qasaarihii ka dhashay dagaal shalay ka dhacay xadka Kenya iyo Soomaaliya ee gobolka Gedo oo sii kordhaya.

Posted: 9/8/2008 11:01:00 AM

 

Waxaa sii kordhaya Qasaarihii ka dhashay dagaal shalay ka dhacay xadka Kenya iyo Soomaaliya ee gobolka Gedo.

 

Inta la ogyahay 8- ruux ayaa ku geeriyootay halka 12 kalana ay ku dhaawacnaytay dagaal shalay ka dhacay deegaanka  Aloongo oo dhanka K/Galbeed kaga beegan 30 Km degmada Ceel-waaq ee gobolka Gedo oo ku taala xuududa dalalka Kenya iyo Soomaaliya.

 

In katsoo wararka ka imaanaya deegaankasi ay shalay dagaalada ka dheceen ee hoos taga degmada Ceel-waaq ee gobolka Gedo ay sheegayaan in ay degan tahay xaaalda ayaan hadana waxaan jirin xabad joojin u dhexeeysa labadaasi maleeshiyo beeleed ee ku dagaalamay halkasi.

 

Shacbaan Muxumad Cali oo ka mid ah wax gardka Degmada Ceel-waaq ee gobolka Gedo ayaa shabelle uga warbixiyay dhibaatadii shalay ka dhalatay dagaalkasi waxaana uu sheegay in dagaalkaasi ay ku barakeceen dad reer miyi ah oo u badnaa xoolo dhaqato kuwaasi oo ka cabsi qabay in ay dhibaatadaasi soo gaarto isla markaana ay dhimasho iyo dhawac fara badan ay ka dhasheen dagaalkaasi.

 

Dagaaladani oo ahaa kuwo soo noqnoqday mudooyin badan isla markaana u dhexeeyay beelaha wada dega halkaasi ayaa sababay in ay ku nafawaayaan dad ka badan 20-meyo qof isla markaana ay ku dhawacmaan dad intaasi ka badan.

 
 


 

 

 ©2007 Djiboutination web design. All Rights Reserved.