HOME QURAN CONTACT US HEESO ARCHIVES  
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Awdelnews
Boondheere
Ceelbuurnet
Dayniile
Dulmane.com
DjiboutNet
Hadhwanaag
Hiiraan
Jijigawe
Kilili 5aad
Lughaya
Rdio Golis
Radio Hargeysa
Somalilandnet
Somali Weyn
Waaga Cusub
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
  


 

 
Dunida oo caawo ka warsugaysa Dayax madowbaad

 

Science yahanadda cilimi falaka ama xiidigeeska ayaa sheegay in caawo lagu wado in uu dayaxo madowbaad kaas oo intabadan dhaca sida ay sheegaan Seenisyahannada marka Dhulku kala dhexgalo Qoraxda iyo dayaxa kaasoo harka dhulku saamayn kuyeesho dayaxa sidaasna uu kuyimaado dayax madoobaad qayb ah ama wada saameeya gebi ahaanba.     

Axmed Muxsan Aljuubi oo ah khabiir xagga cilmiga xiddigaha oo udhashay dalka Yemen ayaa u sheegay wakaaladda wararka ee SABA in caawo oo Axad ah oo ku began 16 bisha august in dalal badan oo kuyaal Asia , Africa, Europe, Australia iyo Latin AMeerica ay arki doonaan dayax madowbaad gebi ahaan ama qeyb ahaan.

Aljuubi waxa uu sheegay in dayax madowbaad socon doono muddo saddex saac iyo sagaal daqiiqo laga arki doono dalal ay Yemen kamid tahay kaas oo bilaaban doono 12:10 daqiiqo oo habeenimo.  

Khubarada xidigiska waxa ay sheegeen in Dayax madowbaadku uusan lamid ahayn qorrax madowbaadka ayna cid kasta fiirin karto waxyeelana aysan  gaari doonin araga indhaha.

Inkastoo Seenisyahannada ay ku tilmaamaamaan in Dayax madoobaadka uu ku yimaado marka Dhulku kala dhexgalo Qoraxda iyo dayaxa kaasoo harka dhulku saamayn kuyeesho dayaxa sidaasna uu kuyimaado dayaxmadoobaad qayb ah ama wada saameeya gebi ahaanba.    

Haddana Diinta Islaamka waxa ay  inoo sheegtay in qorax madowbaadka iyo Dayax Madowbaadku ay yihiin labo aayat oo kamid ah ayaataka ALLE kuwaas oo la doonayo in ibna aadanka ay ku cibra qaataan ayna ALLE uga towbad keenaan dambiyada ay ku jiraan.

Ustaad: C/xakiim Maxamed Cumar
 

 
 


 

 

 ©2007 Djiboutination web design. All Rights Reserved.