HOME QURAN CONTACT US HEESO ARCHIVES  
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Awdelnews
Boondheere
Ceelbuurnet
Dayniile
Dulmane.com
DjiboutNet
Hadhwanaag
Hiiraan
Jijigawe
Kilili 5aad
Lughaya
Rdio Golis
Radio Hargeysa
Somalilandnet
Somali Weyn
Waaga Cusub
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
  


 

 
Ilaa labo ka tirsan Ilaalada Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku dhaawacmay weerar Bambaano oo Kooxo aan la garaneyn ku qaadeen Hoyga Mudanahaas oo ku yaala Magaalada Baydhabo.

Weerarkan Bambaano waxaa lala eegtay Guriga Xildhibaan Cabdi Axmed Dhuxulow (Dhegdheer) waxaana la deganaa Guriga Xildhibaan C/qaadir Nuur Caraale.

Labadan Xildhibaan kama soo gaarin waxyeelo qaraxa ka dhashay Bambaanada oo aheyd nuuca gacanta laga gano, waxaana kaliya ay waxyeelo ka soo gaartay gidaarka Guriga iyo labo ka tirsan Ilaaladooda.

Maalmihii u dambeeyay waxaa isa soo tarayay qaraxyada lagu qaadayo Hoyga Mudanayaasha Baarlamaanka ee Magaalada Baydhabo,iyadoona amaanka Magaalada uu yahay mid faraha ka sii baxaya.

Dhowr Xildhibaano ayaa Magaalada lagu weeraray, qaarkoodna waxaa soo gaaray dhaawacyo, waxaana xildhibaanada la weeraray ku taliyeen in Baarlamaanka loo raro Magaalada Muqdisho ee Caasimada ah
 


 

 

 ©2007 Djiboutination web design. All Rights Reserved.