HOME QURAN CONTACT US HEESO ARCHIVES  
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Awdelnews
Boondheere
Ceelbuurnet
Dayniile
Dulmane.com
DjiboutNet
Hadhwanaag
Hiiraan
Jijigawe
Kilili 5aad
Lughaya
Rdio Golis
Radio Hargeysa
Somalilandnet
Somali Weyn
Waaga Cusub
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
  


 

 
Ninka uu Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya u magacaabay inuu sii hayo Xilka Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamed Cismaan Cali Dhagaxtuur ayaa ugu baaqay Kooxaha heysta Saxafiyiinta Reer Galbeedka inay si shuruud la'aan ku sii daayaan.

Isagoo wariyeyaasha kula hadlayay Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho ayuu sheegay Mr Dhagaxtuur in Maamulkiisa gacan ka geysanayo sidii Ragaas si nabadgelyo ku jirto loogu sii deyn lahaa.

"Maamulka Gobolka Banaadir ahaan waxaan ugu baaqeynaa Kooxaha heysta Wariyeyaashaas inay si shuruud la'aan ku sii daayeen, iyadoo la eegayo bani'aadanimada"ayuu yiri Mr Dhagaxtuur.

Wuxuu sheegay Gudoomiyaha inuu Maamulkiisa kala hadlay arrimaha ku saabsan afduubka Wariyeyaasha Odayaasha iyo Waxgaradka, wuxuuna tibaaxay inuu rajeynayo inay qeyb weyn ka qaateen sii deynta Saxafiyiintaas.

Labadan Saxafi oo u kala dhashay Dalalka Australia iyo Canada ayaa lagu afduubtay inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye, xilli ay doonayeen inay sheekooyin ka soo diyaariyaan dadka ka baracaya Dagaalada Muqdisho, waxaana saxafiyiintaas ajnabiga la maqan Wariye kale oo Soomaali
 


 

 

 ©2007 Djiboutination web design. All Rights Reserved.