Bosaaso: Ilo lagu kalsoon yahay oo ka ayaa la sheegaya in la siidaaya Lamaanihii Jarmalka gaabsaday in magacooda la sheego ayaa sheegaya in lamaanihii u dhashay dalka Jarmalka ee afduubka loogu haystay Buuraha gobolka Sanaag laga soo kaxeeyay dhinaca buurta oo ay ku soo jiheysan yihiin Magaalad boosaaso .
Ku dhowaad labo bilood ayaa lagu haystay buuraha gobolka Sanaag"
Warara la kal sooyahay ayaa sheegay in ayaa cafimadakooda ayaa ladanyahiin sida ayaa u sheegeen sarakiila ka tirsan ciidamada buntland ayaa u sheegan jowhar.com.
Goobjooge ka gaabsaday in magaciisla sheego tahay in la sii daayo labada qof ee ajnabiga ah.

kooxaha afduubka ku haystay labadaasi qof ee Jarmalka ayaa ku xiray sii deyntooda Ayaa Dadaalen Dhinaca Culumada iyo Uruurada Bulashada Haweenka ku Dhaqan Deganadasi in la siiyo lacago madaxfurasho ah.
|
|