HOME QURAN CONTACT US HEESO ARCHIVES  
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Awdelnews
Boondheere
Ceelbuurnet
Dayniile
Dulmane.com
DjiboutNet
Hadhwanaag
Hiiraan
Jijigawe
Kilili 5aad
Lughaya
Rdio Golis
Radio Hargeysa
Somalilandnet
Somali Weyn
Waaga Cusub
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
  


 

 
Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa markii labaad ka shiray xaaldda dalka Soomaliya, warbixino uu ka soo gudbiyay Wakiilka Xoghayaha guud ee Q/Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Axmedu Oulad Cabdallah, waxaana kulankan oo ay yeesheen wakiilada 15-ka dal ee ku jira Golaha ammaanka ay ka doodeen daraasad ku saabsan sida xilligan ciidamo nabad ilaalin loogu diri Soomaaliya.

Doodo dhaadheer iyo falanqeyn kaddib Goluhu waxa uu isku raacay inuu arrintaasi u saaro guddi, waxaana arrintaasi loo xilsaaray Guddi Dowladda Ingiriiska ka tirsan, kaasi oo ballan qaaday inuu soo diyaarin doono qaabka Soomaaliya loo geynayo ciidamo nabad ilaalin ah.

Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Axmedu Oulad Cabdallah oo shirkaasi goob joog ka ahaa ayaa sheegay in shirku ahaa mid xiiso leh, isla markaana looga dooday qodobo ku saabsan arrimaha ciidamada loo soo dirayo Soomaaliya.

Sidoo kale shirka Golaha Ammaanka waxaa goob joog ahaan uga qeyb galay wakiilka Soomaaliya u fadhiya Q/Midoobay Ciid Bedel, hase yeeshee toddobaadyada soo socda aya la filayaa in Golaha Ammaanka ee Q/Midoobay soo dhameystiro daraasadda ku saabsan ciidamo keenista dalka Soomaaliya
 


 

 

 ©2007 Djiboutination web design. All Rights Reserved.