HOME QURAN CONTACT US HEESO ARCHIVES  
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Awdelnews
Boondheere
Ceelbuurnet
Dayniile
Dulmane.com
DjiboutNet
Hadhwanaag
Hiiraan
Jijigawe
Kilili 5aad
Lughaya
Rdio Golis
Radio Hargeysa
Somalilandnet
Somali Weyn
Waaga Cusub
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
  


 

 
Warsaxaafadeed


Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu maanta soo saaray
baaq uu umadda reer Somaliland ugu hambalyeynayo bisha barakhaysan ee
Ramadaan.

Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayale Kaahin, waxa uu maanta u diray
dhambaal hambalyo oo uu umadda reer Somaliland meelkasta oo ay joogaan
gudo iyo dibedaba iyo guud ahaan dadka islaamka ah oo dhan ugu
hambalyeynayo bishi Ramadaan ee barakaysanayd oo maanta kawsatay.


Madaxweynuhu waxa uu dhambaalkiisaasi ku yidhi “waxa aan umadda reer
Somaliland iyo islaamka oo dhan  ilaahay uga baryayaa inuu khayrkeeda iyo
barakadeeda ina siiyo Bishaa Ramadaan , sanadka dambena inagu gaadhsiiyo
Caafimaad , Barwaaqo iyo Bash Bash”.




Alla Mahad leh


Siciid Cadaani Mooge
Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland
 
 


 

 

 ©2007 Djiboutination web design. All Rights Reserved.