HOME QURAN CONTACT US HEESO ARCHIVES  
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Awdelnews
Boondheere
Ceelbuurnet
Dayniile
Dulmane.com
DjiboutNet
Hadhwanaag
Hiiraan
Jijigawe
Kilili 5aad
Lughaya
Rdio Golis
Radio Hargeysa
Somalilandnet
Somali Weyn
Waaga Cusub
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
  


 

 
Dagaalo shalay ilaa xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho Oo Qasaare Geystay

 

 

Ciidamada DFKMG ah ee Soomaaliya oo ka yimid Dalka Itoobiya ayaa abaare 5galabnimo ayaa waxaa ay ku faafeyn Qeybo ka mid ah Degmada hiliwaa iyagoo aan la ogeyn sababta rasmiga ah Ee ka dambeysay Faafitaankooda .

Ciidamo taabacsan Jabhada Ilaamiga Soomaalida ayaa Waxa ay ku soo qaadeen weerar ciidamadii faafay halkaana waxaa ka aqarxay dagaal qaraar oo la isku adeegsanayay Hubka Noocyadiisa Kaladuban soconayayna Mudo ka Badan Halsaac iyo Bar.

Dagaalkan oo ahaa mid aad u xoogan islamarkaana la isku weydaarsanayay  Hubka Culus ayaa daryankiisa Waxaa la ga Maqlayay qaar ka mid ah Gobolka Banaadir Waxayna Madaafiicda la isku weydaarsanayay ayaa waxay ku habsadeen Qaar ka midah Xaafada Suuqa Xoolaha hase ahaatee xaafadaasi haatan waxaa ay yihiin kuwo hawanaya .

Sikastaba ha ahaatee dagaalkii dhacayay shalay ilaa iyo xalay fiidkii ayaa waxa ku geeriyooday 2 Qof oo shacab ah in ka badan 6 Qofna waa ay ku dhaawacmeyn waxaana ilaa iyo haatan aan la ogeyn Khasaaraha dhabta ah Ee soo kala Gaaray dhinacyadii dagaalamayay wallow afhayeenka Jabhada Islaamiga ah ee Soomaaliyeed farxaan cabdi oo la soo xiriiray SBCInternational uu sheegay in ay dagaalkaasi ay guulo ka soo hoyeen .

Dhanka kale ciidamada militeriga DFKMG ah ayaa afhayeen u hadlay waxa uu sheegay in ay iyagu dagaalkaasi ku gacan sareeyeen xitaa ciidamada waxaa ay sheegteen in ay dad nool ka soo qabteen.

Majiraan warar madax banana oo shaacinaya marka laga reebo sheegashada ay haatan sheegabayaan .

Isku soo wada duub oo dagaaladan ayaa had iyo jeer waxaa ay noqdeen kuwo soo laalaabta islamarkaana had iyo jeer xiliyada Ceynkan oo kale ah dhaca ayadoo ay jireen Hanjabaadyo ka soo baxaya dhinac ka mid ah  dhinacyada Dagaaladamaya oo ku saabsan in uu dagaalku noqondoono mid meeshiisa ka sii socda.

Max’ed Xaaji Xuseen Gentleman

 
 


 

 

 ©2007 Djiboutination web design. All Rights Reserved.