HOME QURAN CONTACT US HEESO ARCHIVES  
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Awdelnews
Boondheere
Ceelbuurnet
Dayniile
Dulmane.com
DjiboutNet
Hadhwanaag
Hiiraan
Jijigawe
Kilili 5aad
Lughaya
Rdio Golis
Radio Hargeysa
Somalilandnet
Somali Weyn
Waaga Cusub
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
  


 

 
Maxkamadaha Islaamiga oo sheegay in xal laga gaaray Qilaaf keenay gacan ka hadal soo kala dhex galay masuuliiyin ka tirsan Maxaakiimta ee kuwada sugan gobolka Sh/dhexe.

Posted: 9/3/2008 3:00:00 PM

Maxkamadaha Islaamiga ayaa sheegay in xal laga gaaray Qilaaf keenay gacan ka hadal soo kala dhex galay masuuliiyin ka tirsan Maxaakiimta ee kuwada sugan gobolka Sh/dhexe.

 

Kulan ay maanta isugu yimaadeen Saraakiil ka tiran Maxaakiimta islaamiga Soomaaliyeed magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe  ayaa waxaa ay xal kaga gaareen qilaaf soo kala dhex galay Masuuliyiinta Maxaakiimta Islaamiga Soomaaliyeed kaasi oo salka ku hayay arimaha Maamulka gobolka Sh/Dhexe.

 

Kulankani oo ka dhacay xarunta gobolka Sh/dhexe ee magaalada Jowhar ayaa waxaa ka soo qeyb galay gudoomiye ku xigeenka 2aad ee maxkamadaha Islaamka Soomaaliyeed Shiikh C/qaadir Cali Cumar,Afhayeenka dhanka howlagalada Maxkamadaha Shiikh C/raxiin Ciise Caddow iyo Gudoomiyaha Gobolka Sh/dhexe ee maamulka maxkamadaha Shiikh Daahir Caddoow Calasoow.

 

Kulankaasi kadib waxaa waxyabaaha ka soo baxay warbaahinta uga warbixiyay Shiikh C/qaadir Cali Cumar oo Maalmo ka hor gaaray magaalada Jowhar waxaana uu sheegay in ay soo dhameeyeen qilaafkii u dhexeeyay maamulka Maxkamadaha ee gobolka Sh/dhexe.

 

Kulankani ayaa waxaa uu yimid kadib markii qilaaf keenay sida la sheegay gacan ka hadala uu magaalada Jowhar ku dhex maray ciidamada Maxkamadaha kaasi oo u dhexeeyay Masuuliyiinta Maxkamadaha ee gobolka Sh/dhexe ka arimiya

 
 


 

 

 ©2007 Djiboutination web design. All Rights Reserved.