HOME QURAN CONTACT US HEESO ARCHIVES  
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Awdelnews
Boondheere
Ceelbuurnet
Dayniile
Dulmane.com
DjiboutNet
Hadhwanaag
Hiiraan
Jijigawe
Kilili 5aad
Lughaya
Rdio Golis
Radio Hargeysa
Somalilandnet
Somali Weyn
Waaga Cusub
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
  


 

 
Safaaradda dowladda Yeman ay ku leedahay Soomaaliya oo hawlaheeda si KMG ah loo hakiyay.

Posted: 9/3/2008 10:26:00 PM

Safaaradda Dowladda Yeman ay ku leedahay Magaalada Muqdisho ayaa si KMG ah loo hakiyay hawlihii ay qaban jirtay kadib markii ay dhibaato kasoo gaartay dagaaladii maanta.

 

Warar ay shabelle ka heshay ilo wareed lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Hawlihii Safaaradda Yeman ay ka waday magaalada Muqdisho la hakiyay kadib markii uu saakay ku dhacay labo madfac oo kamid ah kuwii Madaxtooyada lagu garaacay.

 

Ilo wareedka ayaa intaasi ku daraya in xaruntii uu Safiirka dadka kuqaabili jiray uu kudhacay madfaca lakin aanu wax khasaare ah halkaasi ka dhalay sida ay shabelle u sheegeen ilo wadeed lagu kalsoon yahay.

 

Xarunta Safaaradda Yeman ayaa waxa ay ku taalaa Agagaarka Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia, waxaana saakay ka dhacay halkaasi dagaal xoogan oo la isku adeegsaday madaafiic xoogan.

 

Lama sheegin illaa iyo iminka xilliga ay dib u hawlbilaabi doonto safaaradda, waxaana isku day ay shabelle kudooneysay in ay mas’uuliyiinta Safaaradda Yeman ay ku leedahay Soomaaliya sameysay si wax looga ogaada khasaaraha halkaasi ka dhashay ayaanan suuragal noqon.

 

Waa markii ugu horeysay oo Xarunta Safaaradda Yeman ay ku leedahay Soomaaliya uu kudhacay Madaafiic isla markaasina uu sababay in hawlihii safaaraddaasi uu gabi ahaan hakad galo
 
 


 

 

 ©2007 Djiboutination web design. All Rights Reserved.