HOME QURAN CONTACT US HEESO ARCHIVES  
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Awdelnews
Boondheere
Ceelbuurnet
Dayniile
Dulmane.com
DjiboutNet
Hadhwanaag
Hiiraan
Jijigawe
Kilili 5aad
Lughaya
Rdio Golis
Radio Hargeysa
Somalilandnet
Somali Weyn
Waaga Cusub
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
  


 

 

Maxkamadaha islaamka ee Soomaaliya oo sii daayay ilaa 6 qof oo horay ula shaqeyn jiray Maamulkii Gobolka Sh/Dhaxe.

Posted: 8/5/2008 5:13:00 PM

 JOWHAR

Maxkamadaha islaamka ee Soomaaliyeed ayaa xabsiga ka sii daayay qaar ka mid ah maamulkii gobolka sh/dhexe oo ay horay u xireen.

 

Waxaa la sii daayay 6  ka tirsanaan jiray Maamulkii hore ee Gobolka Sh/Dhaxe oo Ciidamada Maxkamadaha islaamka ay  ka qabteen  magaalada Jowhar iyo degmada Mahaday.

 

Ragaan oo qaarkood ay ahaayeen saraakiil ayaa lagu eedeeyay in ay wadeen falal wax lagu dhimayo amaanka Gobolka Sh/Dhaxe  oo ay ka arimiyaan Maxkamadaha Islaamka.

 

Sheekh Aadan Xiibow oo  ka mid ah  Saraakiisha Ciidamada Maxkamdaha islaamka ee Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay  in baaritaan dheer ay sameeyeen ay ku waayeen wx dambi ah, waxaana dadkaan maxkamadaha Islaamka ay siidaayeenn ay u badnaayeen saraakiishii ka arimin jiray Gobolka oo awoodooda ay wiiqeen Maxkamadaha islaamka ee Soomaaliya. Islamarkaana si xur ah gobolka ay ugu sugan yihiin.

 

 

Ragaan maanta ay siidaayeen Maxkamadaha islaamka ee Soomaaliya ayaa gacanta ugu jiray mudo 5 maalin ah iyagoo ku xirnaa Saldhig ku yaala degmada Buula Burde ee Gobolka Hiiraan oo ay gacanta ku haayan maxkamdaha islaamka.

 

 

Dhinaca kale  Sheekh Maxamuud ayaa maanta Yaxaas waxa uu ka qaaday  Wabiga jiinkiisa xili uu duhurnimadii maanta ku weysa qaadanyay.

 

Goob joogayaal ayaa Shabelle u sheegay in ay arkayeen markii wabiga uu qaadanayay Mu’adin ka ahaa mid ka mid ah kaan Masaajida magaalada Jowhar,waxaana  goobta Yaxaasku ka qaaday inta u dhaxeysa  Xaafadaha hanti wadaag iyo horseed.

 

 

Ma’aha Markii ugu horeysay uu Yaxaas uu qaado dad ka ak dhaw wabiga jiinkiisa iyadoo dhowr jeer oo horay Yaxaas sidaanoo kale u qaatay dad kuwo kalena la badbaadiyay.

 

 


 

 

 ©2007 Djiboutination web design. All Rights Reserved.