HOME QURAN CONTACT US HEESO ARCHIVES  
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Awdelnews
Boondheere
Ceelbuurnet
Dayniile
Dulmane.com
DjiboutNet
Hadhwanaag
Hiiraan
Jijigawe
Kilili 5aad
Lughaya
Rdio Golis
Radio Hargeysa
Somalilandnet
Somali Weyn
Waaga Cusub
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
  


 

 
From: ahmed-faraweyne@hotmail.com
To: djiboutination.com
Subject: Dhacdo Dhaba
Date: Sun, 31 Aug 2008 22:24:32 +0100




 
Dhacdo Dhaba
 
 
Madaxweynha maamul goboleedka Puntland Gen. Cadde Muse oo laanta afsomaliga ee BBC ka waraysatey  dhibaatada isa soo tara ee xagga ammaanka ka haysatay Puntland 31.08.2008.0400 GMT, , oo ay ka mid yihiin afduubka maraakiibta iyo tahriibinta dadka halkaa laga tahriibinayo maamulkiisu waxa uu ka qabandoono dhibaatooyinkaati.
 
 Madaxweynuhu waxa uu ku Jawaabay isaga oo ku celcelinaya Xukuumadda Butiland in aanay awood u lahayn in ay dhibaatadaa waxka qabtaan karto.
 
Suaashu waxaa weeye Madaxweynaha ma waxaa ku adkaatay in uu yidhaahdo Puntland  ? haddiise aanu odhan karayn Puntland, ma ogyahay marka uu leeyahay Butiland afsomali waxay ku noqon karto kalmaddaasi , Buti afsomali waxaa loo yaqaan dad qalato ama qofkii dadka cunayey, markaa haddii madaxweynaha ay ku adkaatay in uu si sax ah u yidhaahdo  magicii dalkiisa ee saxda ahaa oo ah Puntland , miyaanay ahayn in uu kalmadaa odhaanshaheedaba iskaba dhaafo. Maadaama Puntland ay noqotay meel dhibaatooyin badan dadka adduunka loogu geysto, kuwo la afduubo kuwo la tahriibiyo , Madaxweynuhuna uu ku magacaabay Butiland miyaanay loo turjuman karin afsomali ahaan dhulkii dad calatada , waxaana hubaala qof haddii maanta shaqada dawladda Puntland ka eryi lahayd in uu noqdo, Afhayeenka Madaxweynaha oo ay halkaa ka muuqato in uu shaqadiisii gabay. Qisadani waxay u dhigantaa Raysal wasaaraha New Sealand oo idaacad caalamiyihi inta ay wareysato ku dhawaaqa dalkayaga New Seedland oo badalaysa micnihii magicii dalkaasi lahaa.
 
Waxaan hadalkayga ku soo gabagabaynayaa ma jiraa qof Somali ah oo maanta ay ku adkaanayso in uu yidhaahdo kalmadda Somali , sidaa darteed waxaan Xukuumadda Puntland kula talin lahaa in ay Magacaa ku adkaaday Madxweynaha ay iska badalaan oo ay la baxaan  magac Somaliya oo saxa.
 
Axmed Allamagan
London, UK
 
 


 

 

 ©2007 Djiboutination web design. All Rights Reserved.