HOME QURAN CONTACT US HEESO ARCHIVES  
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Awdelnews
Boondheere
Ceelbuurnet
Dayniile
Dulmane.com
DjiboutNet
Hadhwanaag
Hiiraan
Jijigawe
Kilili 5aad
Lughaya
Rdio Golis
Radio Hargeysa
Somalilandnet
Somali Weyn
Waaga Cusub
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
  


 

 
Daryanka Madaafiicda iyo Rasaasta kala duwan ayaa ahaa kuwo mar kaliya dadka Muqdisho hurdada ka toosiyay, xilli maanta ay u aheyd Maalintii 1aad ee Soonka Bisha Barakeysan ee Ramadaan.

Dagaal faraha looga gubtay ayaa waabarigii saaka waxaa uu ka dhacay Wadada dheer ee Warshadaha, taasi oo ay isaga soo horjeedeen Kooxaha Kacdoonka iyo Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Ethiopia oo dhinac ahaa.

Kooxaha Kacdoonka ayaa weerar Madaafiic ku qaaday Garoonka Kubada Cagta ee Muqdisho, waxaana weerarkaas xigay iska hor imaad toos ah oo ka dhacayay Isgoyska Towfiiq iyo qeybo ka mid ah Jidka Warshadaha.

Dagaalkan ayaan la ogeyn qasaaraha uu dhaliyay, iyadoona warar kala duwan ay ka soo baxayaan qasaaraha kala gaaray Labada Dhinac, bacdamaa rasaasta Labada dhinac is weydaarsanayeen ay aheyd mid aad u xoog badan.

Dagaalkani ayaa ku soo beegmaya ayaa noqonaya dagaalkii ugu horeeyay ee ka dhaca Magaalada Muqdisho kadib markii ay bilatay bisha Barkeysan ee Ramadaan
 


 

 

 ©2007 Djiboutination web design. All Rights Reserved.