HOME QURAN CONTACT US HEESO ARCHIVES  
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Awdelnews
Boondheere
Ceelbuurnet
Dayniile
Dulmane.com
DjiboutNet
Hadhwanaag
Hiiraan
Jijigawe
Kilili 5aad
Lughaya
Rdio Golis
Radio Hargeysa
Somalilandnet
Somali Weyn
Waaga Cusub
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
  


 

 
muqdisho 02 Aug 2008

dadka ku dhaqan degmada wanlaweyn oo katirsan Gobolka SHabeelada hoose ayaa waxa ay ka cabanayaan iibinta muqdaraadka loo yaqaano xashiishada,oo dharaar cad si aan gabasho laheyn loogu iibinayo gudaha magaaladaasi,iyadoo aaneey jiran cid ka hortagi karta falkaasi.

waxgaradka ku dhaqan halkaasi ayaa tilmaamay in ay sii kordhayso tirada dhalinyarada isticmaasha maandooriyaha Xashiishada, taasoo dhibaato ku ah Amniga iyo xasiloodida degmadaasi,waxeeyna qaar ka mid ah waalidiinka ku nool halkaasi ay saxaafada u sheegeen in ay jiraan caruur farabadan oo la barayo isticmaalka maandooriyahaasi.

dhibaatada ka dhalata isticmaalka maandooriyahaasi ayaa noqotay mid si weyn looga dareemo magaaladaasi,waxeyna arintani ku soo beegmeeysaa xilli aanuu halkaa ka jirin maamul awood leh kaas oo wax ka qabankara dhibaatada maandooriyahaasi ku hayo Bulshada ku dhaqan halkaasi

 


 

 

 ©2007 Djiboutination web design. All Rights Reserved.