HOME QURAN CONTACT US HEESO ARCHIVES  
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Awdelnews
Boondheere
Ceelbuurnet
Dayniile
Dulmane.com
DjiboutNet
Hadhwanaag
Hiiraan
Jijigawe
Kilili 5aad
Lughaya
Rdio Golis
Radio Hargeysa
Somalilandnet
Somali Weyn
Waaga Cusub
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
  


 

 Dagaal xoogan oo la isu adeegsanayo Hubka Noocyadiisa kala duwan ayaa haatan ka soconaya qeybo ka mid ah Jidika Warshadaha ee Magaalada Muqdisho, kaasoo u dhaxeeya Ciidamada lagu soo tababaray Ethiopia iyo Kooxaha Kacdoonka.

Wararka horu dhaca ah ee laga helayo Dagaalkan ayaa sheegaya in Xoogiisa uu ka socdo Warshada Baastada, Xeyla Bariise Carafaat ilaa Labaajada Mahad Alle oo dhamaantood fariisimo u ah Ciidamada Ethiopia iyo kuwa Soomaalida ee dhowaan lagu soo tababaray Ethiopia.

Daryanka Madaafiicda waa weyn iyo qoryaha lidka diyaaradaha ayaa aad looga maqlayaa Goobaha ay ka socdaan Dagaalka, waxaana wararkii ugu dambeeyay sheegayaan in Dagaalka uu yahay mid sii xoogeystay.


Lama oga qasaaraha uu geysanayo Dagaalka, waxase jira Madaafiic ku dhacaya goobaha dadka rayidka ah degan yihiin, kuwaasoo aan la sheegi karin hadii qasaare ay gaareen.

Wixii warar ah ee ku soo kordha dagaalada kala soco wararkeena dambe
 


 

 

 ©2007 Djiboutination web design. All Rights Reserved.