HOME QURAN CONTACT US HEESO ARCHIVES  
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Awdelnews
Boondheere
Ceelbuurnet
Dayniile
Dulmane.com
DjiboutNet
Hadhwanaag
Hiiraan
Jijigawe
Kilili 5aad
Lughaya
Rdio Golis
Radio Hargeysa
Somalilandnet
Somali Weyn
Waaga Cusub
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
  


 

 Mugdisho:Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee xarunta Sh/Dhexe ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo abaabul xoog leh,iyadoona la hagaajiyay garoonka diyaaradaha ayna gaareen Ciidamo fara badan kadib markii ay soo baxen warar sheegaya masuuliyiin Isbaheysiga D.U oo halkaasi kusoo jeeda.

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ah Gudoonka Isbaheysiga ee garabka Jabuuti iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa la sheegayaa in ay kusoo fool leeyihiin magaalada Jowhar mudooyinka inasoo aadan si halkaasi ay isugu dayaan in ay kaga howlgalaan.

Imaatinka xubnaha wafdigaasi ayaa la sheegayaa in ay la socoto beesha Caalamka laguna wargaliyay xukuumadda Federaalka iyo Ciidanka Itoobiya in aysan beegsan karin xubnaha halkaasi tagaya oo lagu micneeyay urur siyaasadeed oo mucaarad ah.

Warar hoose aya sheegaya in Sheekh Sharif uu ku gacan seyray ciidamo Afrikaan ah oo Jowhar loo geeyo si amaankiisa ay sugaan,iyadoona qorshahani uu qeyb ka yahay dadaallo la wado oo lagu doonayo in wax lagu wadaajiyo xukuumadda Federaalka iyo Isbaheysiga Asmara.

Garabka Alliance for Re-Liberation of Somalia (ARS) Jabuuti ee Sheekh Shariif ayaa heysta taageerada bulshada Caalamka iyo aqoonsigooda waxaana loo fasaxay in ay ku dhaq dhaqaaqi karaan meel waliba oo ay doonaan si nabad loo gaaro ayna iyaguna kaga dhabeeyaan heshiiskii ay la galeen dawladda Somaliya
 


 

 

 ©2007 Djiboutination web design. All Rights Reserved.