Wararka
laga
helayo
Xafiiska
Ra'iisul
Wasaaraha
Soomaaliya
Nuur
Xasan
Xuseen (Nuur
Cadde)
ayaa
sheegaya
in
haatan
halkaas
kulan
albaabada
u xiran
ay ugu
socdaan
Ra'iisul
Wasaaraha
iyo tiro
yar oo
Wasiiradiisa
ah.
Ra'iisul
Wasaare
Nuur
Cadde
ayaa ku
guda
jira
tallaabooyinkii
u
dambeeyay
ee uu ku
magacaabayo
Wasiiro
cusub oo
badalaya
kuwa
saaka ku
dhawaaqay
inay is
casileen.
Ilo
wareedyo
ku dhow
dhow
Nuur
Cadde
ayaa
xaqiijinaya
in Isku
dayga
Ra'iisul
Wasaraha
uu yahay
sidii uu
ku
buuxin
lahaa
jagooyinka
ay
baneeyeen
saaka
ilaa 10
wasiir
oo
xukuumadiisa
ka
tirsan.
Mar uu
goor
dhoweyd
Nuur
Cadde u
waramayay
BBC-da
ayaa
wuxuu
sheegay
inuusan
isagu is
casileyn,
isla
markaana
kuwa
sheegayay
in ay is
casileen
ay ku
dareen
inuu
iska
casilay
xilka
Ra'iisul
Wasaaraha,
wuxuuna
intaa ku
daray
inuusan
ku tala
jirin.
Wuxuu
Ra'iisul
Wasaaruhu
sheegay
in
maalmahan
uu waday
qorshooyin
uu
booska
Wasiiradaas
uu ka
wareejinayo,
wuxuuna
xusay
inuu
xilalka
ka qaadi
doono
sida uu
yiri.
Tallaabada
Nuur
Cadde
haatan
wado
ayaa
noqon
karta
Mid
Xukuumadiisa
kaga bad
baadi
karta in
ay gebi
ahaanba
dhacdo,
waxaase
yaa ka
sii
daran
hadii uu
magacaabo
Wasiiro
Cusub in
Madaxweynuhu
aqbali
waayo,
waxaana
ay sii
keeni
kartaa
in
khilaafka
uu sii
xoogeysto.
Khilaafka
Madaxweynaha
iyo
Ra'iisul
Wasaaraha
ayaa
yimid
markii
uu
Ra'iisul
Wasaaraha
xilka ka
qaaday
Gudoomiyaha
Gobolka
Banaadir
Maxamed
Dheere,
taasoo
xataa ay
ku
mowqif
noqon
waayene
Wasiiradiis