HOME QURAN CONTACT US HEESO ARCHIVES  
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Awdelnews
Boondheere
Ceelbuurnet
Dayniile
Dulmane.com
DjiboutNet
Hadhwanaag
Hiiraan
Jijigawe
Kilili 5aad
Lughaya
Rdio Golis
Radio Hargeysa
Somalilandnet
Somali Weyn
Waaga Cusub
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
  


 

 

11/27/2012

Dagaal u dhaxeeyo ciidamada  Soomaaliland iyo waliba ciidamo ka tirsan dadka degaanka dega  ayaa wuxuu ka socdaa degmada Xudun ee gobalka Sool.

Dagaalkaan ayaa wuxuu ka danbeeyay ka dib markii ciidamada degaanku ay weerar ku qaadeen ciidamada  Soomaaliland oo ku sugnaa halkaasi.

Wararka ayaa sheegaya in dagaalka uu yahay mid xoogan isla markaana uu jiro khasaaro badan oo soo kala gaaray dhinacyada halkaasi ku dagaalamaya ee ciidamada Soomaalilad iyo degaank .

Nin u hadley Cidamadda Degaank oo la yiraahdo  Maxamuud Sheekh Cumar Xasan ayaa Sheegay weerarkaasi ay qaadeen dhankooda.

Wuxuu sheegay in sababta ka dambeysa weerarkaasi uu yahay in maamulka Soomaaliland ay doonayeen inay ay doorashooyinka golaha deegaanka ay ka bilaabaan Degmada Xudun ee gobalka Sool.



Use Facebook to Comment on this Post


 

 


 

 

 ©2007 Djiboutination web design. All Rights Reserved.