HOME QURAN CONTACT US HEESO ARCHIVES  
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Awdelnews
Boondheere
Ceelbuurnet
Dayniile
Dulmane.com
DjiboutNet
Hadhwanaag
Hiiraan
Jijigawe
Kilili 5aad
Lughaya
Rdio Golis
Radio Hargeysa
Somalilandnet
Somali Weyn
Waaga Cusub
 
 
 
 
 
 
 


 

Gabadh Reer Djiboutiya oo keentey Imtixaanka  Dugsiga sare 100%

Huda Saciid Dahir oo ay da’deedu tahay 17 jir una dhalatay Jamuhuriyada

Djibouti  kuna nool dalka Saudi Arabia aya waxay keentay 100%

Imtixaank dugsiga sare .

Huda oo dhigata dugsiga sare alkhobor ee goblka damaam waxay

Ku takhasuustey  qaybta cilmiga(science) haddaba gabadhan yar

waxay ku birtey Mujicisooyinka sandakan ee xagga  tacliinta , Huda gobolkeeda Iyo guud ahaanba dalka Saudi Arabia  magaceedu ku qornaa Website ka wasarradda waxbarashadda ee dalka  <http://www.moe.gov.sa/>

العشرة الأوائل على مستوى المملكة (بنات)

Magaceeda  waxaa lagu dabacay numbarka(121)
Waxaa mahadda iska leh Macbuudkii awoodsiyey Huda inay darajadda 
Keento, waxaa kale oo amaan mudan waalidkii dhalay oo ku barbariyey
Gabadha yar inay wadankeega sharfta u soo hoyso.
Dhamaan dadka reer Djibouti iyo shaqlaha djiboutination.com waxay 
Gabadhooda yare ee Sharaftooda kor u qaadey u soo dirayaan duco iyo
Hambalyo ay leeyihiin illahay mustaqbal fican ha ku siiyo Illahayna 
Ha ka yeelo gabadhii diinteeda iyo dalkeegaba anfacadda.

 Djiboutination.com

 ©2007 Djiboutination web design. All Rights Reserved.