HOME QURAN CONTACT US HEESO ARCHIVES  
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Awdelnews
Boondheere
Ceelbuurnet
Dayniile
Dulmane.com
DjiboutNet
Hadhwanaag
Hiiraan
Jijigawe
Kilili 5aad
Lughaya
Rdio Golis
Radio Hargeysa
Somalilandnet
Somali Weyn
Waaga Cusub
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
  


  2/17//2013

Qarax ka dhacay Baarka Sea Food ee Xeebta Liido Muqdisho

War goordhaw soo gaarey Xafiiska warqabadka ee Horseed Media ayaa sheegaya in gaari lagu so xiray waxyaabaha qaraxa dhaliya in uu galay Baar ku yaala xeebta Liido degmada Cabdicasiis magaalada Muqdisho, kaas oo ay wax ka cunaan isla markaana fariistaan dadka dal-xiisayaasha ah iyo qurba joogto.

Baarka ayaa la sheegay in la yiraahdo Seafood, waxaana lagu gadaa cunooyinka Badda laga soo saaro iyo cabitaano. Gaari noocyada yar-yar ah ayaa lagu qarxiyey Goobta gawaarida la dhigto Parking, waxaana gubtey gawaari badan oo halkaas taaley inta la ogyahay hal qof ayaa ku dhintey weerarkaas oo aan la ogeyn in gaariga meesha looga tegey kadibna la qarxiyey iyo in uu saarnaa kii qaraxa fuliyey.

DSC043521

Waxaa goobta soo gaarey ciidamada amaanka, oo ka wada baaritaano. Khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashey qaraxaas ayaan faah-faahin dhamaystiran laga helin wararkam danbe ee Horseed la soco.


Use Facebook to Comment on this Post

 


 

 

 ©2007 Djiboutination web design. All Rights Reserved.