2/10//2013
Baraf iyo
dabelyo xoogan ayaa
saameeyay waqooyi bari dalka
Mareykanka, iyadoo Gobolo
badan uu soo wajahay koronto
la'aan iyo xaalado kala
duwan.
Dabeylahan iyo barafka is
wata ayaa gil giolay Gobol
dhaca xeebaha bari ee dalka
Mareykanka, waxaana laga soo
saaray xaalad deg deg ah.
Saldhiga korontada ee
nuckliyeerka ee
Massachusetts, waxaana
malaayiin ruux ay guryahooda
ku hakadeen, kadib markii
digniino la soo saaray.
Dabeylaha iyo barafkan ayaa
waxay hakad geliyeen
duulimaadyo badan oo isaga
kala gooshi lahaa
magaalooyinka Marka iyo
dalalka kale.
Malaayiin qof oo degan
Massachusetts, Rhode Island,
Connecticut, New York iyo
Maine ayaa loo sheegay inay
gurigooda joogaan.
Dabeylo ayaa soo riday
geedihii iyo tiirarkii
korontada, ilaa hal meter oo
baraf ayaa la filayaa inuu
meelaha qaar ka da'o,
waxaana taasi keentay in
duulimaadyadii oo dhan inay
istaagaan sida Tareenadii
dhulka
Use Facebook to Comment on this Post

