HOME QURAN CONTACT US HEESO ARCHIVES  
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Awdelnews
Boondheere
Ceelbuurnet
Dayniile
Dulmane.com
DjiboutNet
Hadhwanaag
Hiiraan
Jijigawe
Kilili 5aad
Lughaya
Rdio Golis
Radio Hargeysa
Somalilandnet
Somali Weyn
Waaga Cusub
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 


 

 

 

  

UJEEDO: BAAQ GUUD

 

DATE. 06 08 2007

 

Anaga oo ku hadlayna magaca ururka iyo ka qurbajoog badan oo reer Somalilanda waxaanu halkan ka muujinaynaa naxdinta iyo cadhada uu nagu dhaliyey xadhiga madaxda ururka QARAN ee dhawaan dalka laga aas aasay oo kala ah Guddoomiyihii uruka Dr. Gaboose, Gu/ku xigeenkii

Maxamed Xaashi Cilmi iyo Jamaal caydiid

Waxaanu u arkaynaa in xadhigaasi yahay mid aan sharci ahayn garab marsanna Dastuurkii dalka Somaliland u yaalay.

 

Waxaanu xukuumadda Somaliland xasuusinaynaa xadhiga noocana in uu yahay kii hore loogu yaqaanay Afrika (the African rough justice) ee qofka iyada oo aan maxkamad lasoo taagin marag iyo markhaati la’aan jeelka loogu diri jiray, ujeedadiisuna ay ahayd bahdilid iyo qofka muwaadinka ahi in uu ka baqdo oo aanu sheegan muwaadin ahaan waxa uu xaq u leeyahay taasina halka ay ku dhammaato ayaa ah burbur dal iyo ummad layska horkeeno.

 

Xadhiga noocanihi waa kii labaad ee sanadkan gudihiisa ka dhaca dalka waxaananu u aragnaa in xukuumadu garab martay ku dhaqankii koonstutuwishankii dalka u yaalay taas oo dhabar jab ku noqonaysa wixii Somaliland caalamka wax kaga heli lahayd oo ah dal nabad iyo dimuquraadiyadi ka jirto.

 

Sidaa darted waxaanu xukuumada Somaliland ka codsanaynaa si degdega oo shuruud la’aana in Muwaadiniintaa loo sii daayo. Waxay xaq u leeyihiina waa in maxkamada sare ee Somaliland go’aan ka gaadhaa.waxaanu aaminsanahay xisbi mucaarad ahi in aanu go’aan ka gaadhi Karin jiritaanka xisbi kaloo mucaarida, waxaana arinta lagu sixi karaa dastuurka dalka oo la raaco oo ay saxdo maxkamada qaranku.

 

 

 

AXMED IBRAHIM KADLEYE

Director

SOMALILAND OVERSEAS UK

Kadleye024@hotmail.com

 


 

 

 ©2007 Djiboutination web design. All Rights Reserved.